Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda oo kunool Duleedka Muqdisho (Daawo Sawirada)

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Uganda Iidi Amin Dada ayaa kunool deegaanka Carbiska ee kuyaala duleedka magaalada Muqdisho kuna dhaw degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose. Sheekh Cabdulaahi Iidi Amiin Daada oo horey uga tirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa hada kunool deegaanka Carbiska, waxa uuna halkaas shalay kula kulmay Wafdi Xildhibaano ah oo … Continue reading Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda oo kunool Duleedka Muqdisho (Daawo Sawirada)